Baarlamanka Somalia oo maanta yeelanaya kulan qodob xasaasi ah looga doodayo

Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda Magaalada Muqdisho iyagoo ka doodaya qodob ku saabsan amniga Muqdisho. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa xalay lagu wargeliyay inuu jiro kulanka Baarlamanka maanta oo Isniin ah, isla markaana ajandaha kulanka uu yahay amniga Muqdisho oo maalmahan sii xumaanaya. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh … Continue reading Baarlamanka Somalia oo maanta yeelanaya kulan qodob xasaasi ah looga doodayo